Wasiir hore Burhaan Cilmi Xirsi: “doorasho qof iyo cod ah Puntland way ka dhacaysa taas hadal maleh

Wasiir hore Burhaan Cilmi Xirsi: “doorasho qof iyo cod ah Puntland way ka dhacaysa taas hadal maleh

Burxaan Cilmi Xirsi oo xilaal kala duwan kasoo qabtay dowladihi dalka Soomaray,dowladdi Cabdiraxman Faroole ayuu ahaa wasiir ku xigeenka W. Beeraha Puntland,wuxuna sido kale ahaa Dowladdi Cabdiweli Gaas Wasiiru-dawlaha Madaxtooyada iyo xariirka caalamiga ah.

Wasiir Burhaan oo Waraysi sinayeey Radio Daljir ayaa ka hadlay Nidaamka doorasho qof iyo cod ah,wuxuna sheegay in nidaamkas Puntland uu ka hirgali doono,haddi xukumadda Madaxweyne deni ay 1 sano iyo bilahaas u haray ay ka fa’idaysto.

Sido kale soo noqday Xubin kamid ah Guddigi Madaxa Banana ee doorashooyinka 2016k- isago doorashaddi 2021 uu ahaa Afahayeenki Guddiga Madaxa Banaan ee doorashooyinka.

Isago jooga dalka Kenya Gaar ahaan Nairobi Maxamed lakiman ayuu u waramay

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0