Shirkii Wada tashiga  Dawladda dhexe iyo Maamul goboleedyada oo Garoowe ka Furmay

HomeWararka

Shirkii Wada tashiga Dawladda dhexe iyo Maamul goboleedyada oo Garoowe ka Furmay

Shirka waxaa Furay Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, waxaana qayb ka ahaa, Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliy

Duqa degmada Garoowe Cabdi Bare ” Gaadiidka kuxaniban Kaantaroolka Garoowe iyaga ayaa diiday in ay gudbaan (dhegayso )
Maraykanka oo ka hadlay duqeyn ay ka geysteen Camaara
Xukumadda Somaaliya oo baaraysa qaabki uu u dhacay weerarkii Hoteel Elite

Shirka waxaa Furay Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, waxaana qayb ka ahaa, Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre, Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaan, Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Laftagareen, Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf, Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, Ahna Duqa Muqdisho Cabdiraxmaan Cumar Cismaan.

 

Shirkani oo ay Martigelisey Dowladda Puntland ayaa gundhiggiisu yahay wadatashiga Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowladdaha Xubnaha ka ah DFS.

 

-DHAMMAAD-

XAFIISKA WARFAAFINTA, WACYI-GELINTA, HIDDAHA IYO DHAQANKA MADAXTOOYADA DOWLADDA PUNTLAND

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: