Duqa degmada Garoowe Cabdi Bare ” Gaadiidka kuxaniban Kaantaroolka Garoowe iyaga ayaa diiday in ay gudbaan (dhegayso )

Gudoomiyaha degmada Garoowe Axmed Siciid Muuse (Axmed Barre)  ayaa ka hadlay cabashada gaadiidlayda xamuulka ah  ee kuxaniban kaantaroolka Bari ee magaalada Garoowe .

Gudoomiyaha ayaa sheegay in gaadiidalyada ay iyaga iskood udiideen in ay gudbaan ,lacagta horumarinta ah ee oo ay  ka cabanayaana ay tahay 10 doolar oo kaliya .

Gudoomiyaha ayaa sheegay in degmada Garoowe ay ka qiimo hoosayso degmooyinka kale ee lamidka ah sida, Bosaaso  iyo Gaalakcyo oo gaadiidlayda xamuulka laga qaado lacag dhan 30 doolar.

 


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com