Kiiskii Caasho Ilyaas oo dib loo dhigay muddo todobaad ah

HomeWararka

Kiiskii Caasho Ilyaas oo dib loo dhigay muddo todobaad ah

Kiiska Allaha ha u naxariistee Caasho Ilyaas ayaa dib loo dhigay muddo hal todobaad ah, sida uu kusoo waramayo wariyaheena Maxamed Xasan Dhallo oo saa

Madaxweynaha Puntland iyo madaxweynaha Hiirshabeele oo kulmay
Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Buhoodle (dhegayso)
Xulashada Daljir iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Kiiska Allaha ha u naxariistee Caasho Ilyaas ayaa dib loo dhigay muddo hal todobaad ah, sida uu kusoo waramayo wariyaheena Maxamed Xasan Dhallo oo saakay tagay hoolka gobolka Nugaal oo dawacadda ;a filayay inay kadhacdo.

Waxaa uu ku sheegay inay tahay sababta dib u dhigista ilaa Sabtida dambe , qareenadii difaaci lahaa dambiilayaasha oo aan goobta tegin, kuwaasi oo sheegay inay wadaan baaritaano kusaabsan difaaca eedaysanayaasha.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: