Minneapolis: Laba Caruur ah  oo ka soo dhacay dabaq 4-aad guri kuyaala Minneapolis (dhegayso)

HomeWararka

Minneapolis: Laba Caruur ah oo ka soo dhacay dabaq 4-aad guri kuyaala Minneapolis (dhegayso)

Wararka naga soo gaaraya magaalada Minneapolis ee dalka Maraykanka ayaa sheegaya in Laba Caruur ah oo Soomaali ah ay ka soo dhaceen dabaqa 4aad guri

Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud ayaa Xuseen Shiikh Maxmuud u magacaabay agaasimaha guud ee Madaxtooyada Somaaliya
Garowe: Dhalinyaro ku dhimatay Bali loo dabaaltago (Waraysi)
Waxbarashada PUNTLAND: Maanta & Shalay

Wararka naga soo gaaraya magaalada Minneapolis ee dalka Maraykanka ayaa sheegaya in Laba Caruur ah oo Soomaali ah ay ka soo dhaceen dabaqa 4aad guri ku yaala magaalada Minneapolis.

labada caruurta aha ayaa la soo sheegaya in mid kamid ah uu goobka ku geeriyooday, waxaan goobta soo gaaray ciidamada Booliska.

Qaar kamid ah dadkii goobta ku sugnaa ayaa ka warbixiyay sid ay wax udhaceen.
Dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: