Garowe: Dhalinyaro ku dhimatay Bali loo dabaaltago (Waraysi)

HomeWararka

Garowe: Dhalinyaro ku dhimatay Bali loo dabaaltago (Waraysi)

Iyadoo lagu guda jiro xili Roobaadkii Guga, meelo badan oo gobolada Puntland ahna uu ka curtay roobka ayaa baliyada ay biyihu fariistaan waxaa u dabaa

Buuhoodle: Talaalka COVID19 oo gaarey goobaha ay degan yihiin dadka danyarta ah (daawo)
Warka Fiidnimo, Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)
Xulashada Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (dhegayso)

Iyadoo lagu guda jiro xili Roobaadkii Guga, meelo badan oo gobolada Puntland ahna uu ka curtay roobka ayaa baliyada ay biyihu fariistaan waxaa u dabaal taga dhalinyaro isugu jira Wiilal iyo Gabdho.

Shalay ayay ahayd markii ay baliga Afdhurwaayaale oo kulaala duleedka magaalada Garowe ku dhinteen labo Wiil oo dhalinyaro ah kuwaas oo udabaal tagay.

Hadaba si aan arimahan faahfaain dheeraad ah uga helno waxaan waraysanay Taliyaha kuxigeenka qeybta Booliiska ee gobolka Nugaal Cismaan Maxamuud Buraale, Xasan Heykal ayuu uwarmay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: