Khayre oo saacado gudahood ku buuxiyay xilka uu iska casilay wasiirkii warfaafinta

HomeWararka

Khayre oo saacado gudahood ku buuxiyay xilka uu iska casilay wasiirkii warfaafinta

Raysal wasaare Xasan Cali Khayre ayaa wasiirka warfaafinta ee dolwadda faderaalka u magacaabay wasiir Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo ahaa wasiirkiisii ganacsiga iyo warshadaha, saacado kadib iscasilaaddii wasiirkii hore. Khayre ayaa sidoo kalle xilka wasiirka ganacsiga iyo warshadaha u magacaabay Eng. C/llaahi Cali Xasan, oo isku beel kasoo jeedaan wasiirkii warfaafinta ee is-casilay.  

XULASHADA DALJIR | FAADUMO DEGGAN DAAHIR | BOSAASO 4-SEPTEMBER-2022
Warka Fiidnimo, Maxamed Lakiman, Daljir Boosaaso (dhegayso)
Booliska oo gacanta ku dhigay eedeysane ku lug lahaa Kiiskii Marxuumad Xamdi

Raysal wasaare Xasan Cali Khayre ayaa wasiirka warfaafinta ee dolwadda faderaalka u magacaabay wasiir Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo ahaa wasiirkiisii ganacsiga iyo warshadaha, saacado kadib iscasilaaddii wasiirkii hore.

Khayre ayaa sidoo kalle xilka wasiirka ganacsiga iyo warshadaha u magacaabay Eng. C/llaahi Cali Xasan, oo isku beel kasoo jeedaan wasiirkii warfaafinta ee is-casilay.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: