Maxkamada ciidamada qalabka sida ee DFS oo dil toogasho ah ku  fulisay Aweys Iidow

HomeWararka

Maxkamada ciidamada qalabka sida ee DFS oo dil toogasho ah ku fulisay Aweys Iidow

Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa Xukun dil ah ku ridday Xuseen Iidow Maxamed, Asli Axmed Cabdulle iyo Aweys Iidow Maxamed oo dil degmada Yaaqahiid ug

Maamulka Degmada Boosaaso oo Awaamiir Ka Soo Saaray Qaadashada Shilling Soomaaliga (dhegayso)
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Mustafe Abiib, Daljir Qardho (dhegayso)
Wasiirka Amniga Galmudug oo iscasilay

Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa Xukun dil ah ku ridday Xuseen Iidow Maxamed, Asli Axmed Cabdulle iyo Aweys Iidow Maxamed oo dil degmada Yaaqahiid ugu geystay 20/09/2018 Axmed Mukhtaar Saalax ( Dowlo).

Sidoo kale maxkamadda ayaa sii deysay afar qof oo kale oo iyaguna ku eedeysnaa Falka dilka ah.

Guddoomiyaha maxkamadda gobolka Banaadir Muuse Macallin Maxamed ayaa sheegay in xukunka uu racfaan ka furan yahay.
Gudoomiyaha ayaa sheegay in xukunkan uu racfaan ka furan yahay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: