Xoola dhaqatada gobalka Bari oo biyo la’aan ka cabanaya (dhegayso)

HomeWararka

Xoola dhaqatada gobalka Bari oo biyo la’aan ka cabanaya (dhegayso)

Xooladhaqatada deegaanka Carta ee gobolka Barri ayaa qaylo dhaan udirtay dowladda Puntland waxaana ay ugu baaqeen in dadka iyo duunyadu ay haysato abaar iyo biyo la’aan. Cabdiqaadir Xasan Maxamed oo ah Guddoomiyaha Tuulada carta iyo qaar kamid ah xoolo dhaqatada ayaa lahadlay radio Daljir wuxuuna kawarbixiyeey baahiya jirra xiliga.

Aragatida Waxgaradka iyo qaybaha kale ee Bulashada Burtinle Dagaalki Shalay ka dhacay Garowe
DAREEN 9aad: Abaarta SIMA iyo Saamaynteeda
Xulashada Daljir & Cumar Lakiman iyo Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Xooladhaqatada deegaanka Carta ee gobolka Barri ayaa qaylo dhaan udirtay dowladda Puntland waxaana ay ugu baaqeen in dadka iyo duunyadu ay haysato abaar iyo biyo la’aan.

Cabdiqaadir Xasan Maxamed oo ah Guddoomiyaha Tuulada carta iyo qaar kamid ah xoolo dhaqatada ayaa lahadlay radio Daljir wuxuuna kawarbixiyeey baahiya jirra xiliga.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: