Site icon Radio Daljir

Xoola dhaqatada gobalka Bari oo biyo la’aan ka cabanaya (dhegayso)

Xooladhaqatada deegaanka Carta ee gobolka Barri ayaa qaylo dhaan udirtay dowladda Puntland waxaana ay ugu baaqeen in dadka iyo duunyadu ay haysato abaar iyo biyo la’aan.

Cabdiqaadir Xasan Maxamed oo ah Guddoomiyaha Tuulada carta iyo qaar kamid ah xoolo dhaqatada ayaa lahadlay radio Daljir wuxuuna kawarbixiyeey baahiya jirra xiliga.

Back to Home page