Daljir & BBCMA: Baraarugga Haweenka – Taxanaha 6aad (Xaawo Axmed | Dhegayso)

HomeWararkaMaqaalo Kale

Daljir & BBCMA: Baraarugga Haweenka – Taxanaha 6aad (Xaawo Axmed | Dhegayso)

Barnaamijka Baraarugga Haweenka waa barnaamij aan ku gorfeyno xaaladda ganacsiga haweenka Soomaaliyeed iyo hormarka ay hiigsanayaan dhanka ganacsiga i

GAALKACYO | Maamulka Degmada Gaalkacyo uu hogaaminayo Duqa Degmada Gaalkacyo Xasan Maxamed Jaamac
Daljir & BBCMA: BARAARUGGA Haweenka| (Taxanaha 111aad)
Daljir & BBCMA: Mowjadaha BARAARUGA Taxanaha 41aad January 10, 2020

Barnaamijka Baraarugga Haweenka waa barnaamij aan ku gorfeyno xaaladda ganacsiga haweenka Soomaaliyeed iyo hormarka ay hiigsanayaan dhanka ganacsiga iyo shaqo-abuurka. Asbuucaan waxa aan ku falaanqeynaa sida loo abuuro keyd dhaqaale iyo nidaamka furashada akoonka iyo xiriirka bangiyada.

Soosaarista barnaamijka waxaa si wadajir isaga kaashaday Radio Daljir iyo BBC Media Action, waxaana maanta soojeedinaya Xaawo Axmed.

Hoos ka dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: