Xoola dhaqata degaanka Laba-galle  ee gobalka Galgaduud oo cabanaya (dhegayso)

HomeWararka

Xoola dhaqata degaanka Laba-galle ee gobalka Galgaduud oo cabanaya (dhegayso)

Dadka xoolo dhaqatada ah ee kunool deegaanka Laba-galle oo 18KM uga beegan bariga magaalada Caabudwaaq ayaa ka cabanaya qashin ay sheegeen in laga s

Saaka & Dunida iyo cXakiin Xuseen Xasan, Daljir Gaalkacyo (daawo)
Saaka & Dunida iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)
Saaka & Dunida iyo Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe ( dhegayso)

Dadka xoolo dhaqatada ah ee kunool deegaanka Laba-galle oo 18KM uga
beegan bariga magaalada Caabudwaaq ayaa ka cabanaya qashin ay sheegeen
in laga soo qaado magaalada Caabudwaaq kadibna lagu soo daadiyo dhulka
xoolo daaqsinka u ah dadka deegaanka.

Cabdiwali Cabdulaahi Dheere oo kamid ah dadka kudhaqan Laba-galle oo
waraysi siiyay Radio Daljir ayaa sheegay in qashinka oo ay soo qaadaan
gaadiid uu saameyn ku yeeshey xoolahooda.

Cabdiwali ayaa ugu baaqey dadka qashinka laga soo qaado iyo kuwa soo
qaada in ay ka waan toobaan wixii qatar ku ah dadka iyo duunyadaba.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: