Faahfaahin: Guddoomiyaha gobalka Bari oo ka badbaaday Qarax miino

HomeWararka

Faahfaahin: Guddoomiyaha gobalka Bari oo ka badbaaday Qarax miino

Guddoomiyaha Gobolka Bari Yuusuf Maxamed Wacays Dhedo ayaa wareysi gaar ah oo uu siiyey Radio Daljir waxa uu kaga hadlay qarax saaka lala beegsaday ga

TARTAN & TACLIIN TOOS/LIVE: Kala soco Radio Daljir Facebook (daawo/dhegayso)
“DUQSIGA ELEKTARONIKADA”: COL DUULLAAN KU AH DOWLADNIMADA! Qalinkii Ashkir Nur
“Soomaali hadda waxaad moodda inay sii kalafogaanayso,” siyaasi Abubakar Cabdiraxmaan Geelle

Guddoomiyaha Gobolka Bari Yuusuf Maxamed Wacays Dhedo ayaa wareysi gaar ah oo uu siiyey Radio Daljir waxa uu kaga hadlay qarax saaka lala beegsaday gaarigiisa, kaas oo dhacay wax yar ka dib markii uu guddoomiyuhu gaariga ka degay.

Waxaase qaraxaas ku dhintay mid ka mid ah ilaaladiisa, halka 3 kalana ay ku dhaawacmeen sida uu guddoomiyuhu wareysigan ku sheegay.

Docda kalana waxa uu guddoomiye Dhedo ka hadlay xaaladda guud ee amniga magaalada Bossaso, wuxuuna khadka telefoonka ugu warramay Axmed Sh. Maxamed “Tallman”

Hoos Kadaawo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: