TARTAN & TACLIIN TOOS/LIVE: Kala soco Radio Daljir Facebook (daawo/dhegayso)

TARTAN & TACLIIN TOOS/LIVE: Kala soco Radio Daljir Facebook (daawo/dhegayso)

Tartan xiiso badan ayaa iminka waxaa uu dhexmaray dugsiyada sare ee Eyl Secondary (magaalada Eyl ee Nugaal) iyo Sheekh Daahir Xasan (magaalada Cagaaran ee Mudug).

Waxaa barnaamijka idiin fududaysay shirkadda Somtel, kuna guulayso abaal marinada shirkadda Somtel iyo radio Daljir ay ugu talo galeen dhagaystayaasha idaacadda iyo Asxaabta Facebooka.

Live/Toos Tartan iyo Tacliin oo ay Ku tartamayaan dugsiyada sare Eyl Secondary (Eyl) iyo Sheekh Xasan Daahir (Cagaaran, Mudug) , waxaa fududaysay shirkadda Somtel. Ka faa'iidaysta aaxaabta Facebook iyo idaacadda abaal marinada Radio Daljir iyo Somtel Puntland

Posted by Radio Daljir on Monday, June 4, 2018

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com