Muxuu daaranyahay kulanka baarlamaanka ee maanta?

HomeWararka

Muxuu daaranyahay kulanka baarlamaanka ee maanta?

Golaha baarlamaanka ee Soomaaliya ayaa kulan maanta ku yeelanaya magaalada Muqdisho. Ajnadaha kulanka ayaa ah dhagaysiga warbixinta gudiga madaxabanaan ee xuduudaha. Ammaanka xarunta baarlamaanka iyo waddooyinka soo gala ayaa aad loo adkeeyey.  

Dab 43 qof ay ku dhinteen oo ka kacay warshad kutaala dalka Hindiya
Warka Fiidnimo iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buuhoodle (dhegayso)
Ciidanka Booliska Somaliyeed oo ka hadlay ragg dhac geeystay oo gacanta ku dhigeen

Golaha baarlamaanka ee Soomaaliya ayaa kulan maanta ku yeelanaya magaalada Muqdisho.

Ajnadaha kulanka ayaa ah dhagaysiga warbixinta gudiga madaxabanaan ee xuduudaha.

Ammaanka xarunta baarlamaanka iyo waddooyinka soo gala ayaa aad loo adkeeyey.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: