Ciidamadda kenya oo isku diyaarinaya soo badbaadinta dhakhaatir dalkeeda laga afduubtay

HomeWararka

Ciidamadda kenya oo isku diyaarinaya soo badbaadinta dhakhaatir dalkeeda laga afduubtay

Ciidanka Sirdoonka Kenya ayaa isku diyaarinaya in ay howlgal ka fulinayaan Soomaaliya sidda ay shaaciyeen qaar ka mid ah Warbaahinta dowladda Kenya.

Wasiirka Maaliyadda Puntland oo Maanta Xisaabiyaal u magacaabay gobolada Sanaag&Haylaan (Sawiro)
Warbixin Khasaaraha Dagaalka Af Urur: Maxaa Dhacay, Sidee se Wax u Dheceen?
Maraykanka oo AMISOM ku Wareejiyeey Gadiid Dagaal (Sawiro)

Ciidanka Sirdoonka Kenya ayaa isku diyaarinaya in ay howlgal ka fulinayaan Soomaaliya sidda ay shaaciyeen qaar ka mid ah Warbaahinta dowladda Kenya.

Ciidankaan ayaa la sheegay in ay ku raad jooggaan Koox hubeysan oo dhawaan dhaqaatiir u dhalatay dalka Cuba kasoo Afduubtay Magaalada Mandera ee gobolka Waqooyi Bari ee Kenya.

Dowladda Kenya ayaa ballanqaaday in ay dooneyso in ay soo soo furato dhaqaatiirkaasi oo la aaminsan yahay in Koox hubeysan in ay ku heystaan Gudaha Soomaliya.

Howlgalka dadkaasi lagu soo furanaayo ayaa waxaa ka qeyb qaadan doona Ciidanka Sirdoonka Kenya, Milatariga iyo Booliska.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: