Qaraxyo ay ku geeriyoodeen inka badan boqol iyo sodon qof oo kadhacay Srilanka

HomeWararka

Qaraxyo ay ku geeriyoodeen inka badan boqol iyo sodon qof oo kadhacay Srilanka

Ku dhowaad 137 ruux ayaa ku geeriyooday, boqolaal kallena waa ay ku dhaawacmeen qaraxyo ka dhacay kaniisado iyo hoteelo ku yaala dalka Srilanka, sida

Wasiir lagu dilay jowhar iyo Madaxweynaha Hiirshabeele oo ka hadlay
Shirkii Maalgashiga Somaaliya oo Muqdisho maanta ka furmay
Ciidamada itoobiya oo la wareegay Magaalada Alemata (daawo)

Ku dhowaad 137 ruux ayaa ku geeriyooday, boqolaal kallena waa ay ku dhaawacmeen qaraxyo ka dhacay kaniisado iyo hoteelo ku yaala dalka Srilanka, sida laga soo xigtay booliska iyo saraakiisha isbitaalada.

Ugu yaraan lix qarax ayaa lasoo sheegay inay ka dhaceen sadex kaniisadood, xilli ay munaasabado gaar ah a ka socdeen.

 

Shangri La, Cinnamon Grand and Kingsbury  oo ah hoteelo ku yaala magaalada Colombo ayaa sidoo kalle la beegsaday.

Dadka kirishtaanka ah ayaa xusayay ciidda ay ugu magacdareen Easter Sunday oo ka mid ah Ciidaha ay waynayaan.

Majirto koox sheegatay masuuliyadda weeraradan.

Waxaa soo baxaya baqdino la xiriira kooxda Daacish ee Beriga dhexe ka howlgasha inay carqalad ku yihiin ammaanka wadanka Sirilanka.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: