Abwaan Cabdiwali Bashiir Nuur  oo Maanso ka tiriyay sixun u isticmaalka baraha Bulshada ay ku xiriirto (dhegayso)

HomeWararka

Abwaan Cabdiwali Bashiir Nuur oo Maanso ka tiriyay sixun u isticmaalka baraha Bulshada ay ku xiriirto (dhegayso)

Baraha bulshada ay ku xiriirto ayaa maalmihii udambeeyay waxaa ku soo badanayay aflagaadada madaxda dowladda Soomaaliyeed loo gaysanayo iyo shaqsiyaad

TALOKEEN: Talooyin ku saabsan dowlad Wanaaga (dhegayso)
Xuska todobaadka naasnuujinta oo lagu qabtay magaalada Garoowe
HOGGAANKA SARE EE MAAMULKA DAWLADDA DEEGAANKA SOOMAALIDA (DDS) OO KULAN YEESHAY

Baraha bulshada ay ku xiriirto ayaa maalmihii udambeeyay waxaa ku soo badanayay aflagaadada madaxda dowladda Soomaaliyeed loo gaysanayo iyo shaqsiyaadka magaca ku dhexleh bulshada Soomaaliyeed iyadoo la adeegsanayo sawiradooda .

Hadaba Abwaan Cabdiwali Bashiir Nuur Gaas oo kamid ah Abwaanada da,da yar ee ku nool magaalada Gaalkacyo ayaa waxa uu ka tiriyay Maaso uu ugu magac daray Maansooy Ninkaa dhimay.

wariye Hodan Sulub Diini ayuu uga waramay waxa ku dhaliyay in uu Maansadan tiriyo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: