HOGGAANKA SARE EE MAAMULKA DAWLADDA DEEGAANKA SOOMAALIDA (DDS) OO KULAN YEESHAY

Shir ay iskugu yimaadeen hoggaanka sare ee maamulka Dawladda Deegaanka Soomaalida (DDS) ayaa waxaa shir guddoominayey Kusimaha Madaxweynaha Dawladda Deegaanka Soomaalida (DDS) Mustafe Muxumed Cumar.

Shirkan ayaa looga hadley qodobo dhawr ah, uguna horreeyo xoojinta ladagaalanka iyo kahortagga xanuunka caabuqa ee COVID-19.

Qodob kale ayaa ahaa in xafiis waliba dib-u-eegis ku sameeyo qorshayaashii uu soo diyaariyey lana saxo wixii dhaliilo ah oo ku jira si loo waafajiyo qorshaha sannad miisaaniyadeedka 2013 ee tirsiga Itoobiya (TI).

Diiwaanka wararka

Radio Daljir

Jigjiga


Posted

in

,

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com