Wasaaradda Petrolka iyo Macdanta Puntland oo sharci darro ku tilmaantay shirka shidaalka ee Jabuuti

HomeWararka

Wasaaradda Petrolka iyo Macdanta Puntland oo sharci darro ku tilmaantay shirka shidaalka ee Jabuuti

Wasaaradda Macdanta iyo Shidaalka ee Puntland ayaa sharci darro ku tilmaamtay shir ka furmaya magaalada Jabuuti, kaasi oo ay dowladda faderaalka Sooma

Ra’iisul Wasaare Rooble oo kulan la qaatay siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur
Ra’iisul Wasaare Xasan Cali khayre oo Kulan la qaatay Wasiirka Horumarinta Iskaashiga Denmark
Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Boosaaso (dhegayso)

Wasaaradda Macdanta iyo Shidaalka ee Puntland ayaa sharci darro ku tilmaamtay shir ka furmaya magaalada Jabuuti, kaasi oo ay dowladda faderaalka Soomaaliya ay qayb ka tahay, shirkaasi ayaa looga hadlayaa shidaalka ku jira dhulka Soomaaliya.

Wasiirka Macdanta, Tamarta iyo Shidaalka Puntland Axmed Taaraan ayaa warsaxaafadeed uu kasoo saaray shirkaan waxaa uu ku tilmaamay inay jirin cid ku matesha Puntland shirkaasi, isagoo sheegay inay jirin cid aaan ahayn wasaaraddiisa oo wakiil uga ah Puntland arrimaha shidaalka ee dhulka Puntland.

Hoos ka akhriso

COMMENTS

WORDPRESS: 1
DISQUS: