Wasaaradda Petrolka iyo Macdanta Puntland oo sharci darro ku tilmaantay shirka shidaalka ee Jabuuti

Wasaaradda Petrolka iyo Macdanta Puntland oo sharci darro ku tilmaantay shirka shidaalka ee Jabuuti

Wasaaradda Macdanta iyo Shidaalka ee Puntland ayaa sharci darro ku tilmaamtay shir ka furmaya magaalada Jabuuti, kaasi oo ay dowladda faderaalka Soomaaliya ay qayb ka tahay, shirkaasi ayaa looga hadlayaa shidaalka ku jira dhulka Soomaaliya.

Wasiirka Macdanta, Tamarta iyo Shidaalka Puntland Axmed Taaraan ayaa warsaxaafadeed uu kasoo saaray shirkaan waxaa uu ku tilmaamay inay jirin cid ku matesha Puntland shirkaasi, isagoo sheegay inay jirin cid aaan ahayn wasaaraddiisa oo wakiil uga ah Puntland arrimaha shidaalka ee dhulka Puntland.

Hoos ka akhriso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com