Daljir & BBCMA: Baraarugga Haweenka – Taxanaha 4aad (Xaawo Axmed | Dhegayso)

HomeWararkaMaqaalo Kale

Daljir & BBCMA: Baraarugga Haweenka – Taxanaha 4aad (Xaawo Axmed | Dhegayso)

Barnaamijka Baraarugga Haweenka waa barnaamij aan ku gorfeyno xaaladda ganacsiga haweenka Soomaaliyeed iyo hormarka ay hiigsanayaan dhanka ganacsiga iyo shaqo-abuurka. Soosaarista barnaamijka waxaa si wadajir isaga kaashaday Daljir iyo BBC Media Action, waxaana maanta soojeedinaya Xaawo Axmed. Hoos ka dhegayso. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5cb8325001010088058d4860/Baraarugga+Haweenka+Q4aad.mp3

Barnaamijka Ilaalinta & Barashada Xaquuqda Aaadanaha | Taxanihii 1aad (daawo)
DUQA DAGMADA GAALKACYO | XASAN MAXAMED JAAMAC
Kahortagga COVID-19 iyo Doorka Bulshada Rayidka (Taxanaha 4aad | dhegayso)

Barnaamijka Baraarugga Haweenka waa barnaamij aan ku gorfeyno xaaladda ganacsiga haweenka Soomaaliyeed iyo hormarka ay hiigsanayaan dhanka ganacsiga iyo shaqo-abuurka.

Soosaarista barnaamijka waxaa si wadajir isaga kaashaday Daljir iyo BBC Media Action, waxaana maanta soojeedinaya Xaawo Axmed.

Hoos ka dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: