Qarax kadhacay wadada Maka Al-Mukarama

HomeWararka

Qarax kadhacay wadada Maka Al-Mukarama

Qarax lagu xiray gaari ayaa ka dhacay wadada Maka Al-Mukarama ee Muqdisho. Gaariga qarxay ayaa yiilay goob Parkin ah, waxaana qaraxiisa uu sababay inuu dab qabasado gaadiid kalle oo meesha yiilay. Isku socodka gaadiidka iyo dadwaynaha ayaa hakad galay muddo kooban. Mana jirto wax khasaare oo la sheegay inuu dhaliyay qaraxan.  

Barlamaanka Puntland oo dib u dhigay islaxisaabtanka Xukumadda Puntland (Daawo)
Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Bosaaso (dhegayso)
Hogaamiyaha Jubbaland oo la kulmay Odayaasha dhoobley (Daawo)

Qarax lagu xiray gaari ayaa ka dhacay wadada Maka Al-Mukarama ee Muqdisho.

Gaariga qarxay ayaa yiilay goob Parkin ah, waxaana qaraxiisa uu sababay inuu dab qabasado gaadiid kalle oo meesha yiilay.

Isku socodka gaadiidka iyo dadwaynaha ayaa hakad galay muddo kooban.

Mana jirto wax khasaare oo la sheegay inuu dhaliyay qaraxan.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: