Maxaa looga hadlayaa kulanka Golaha Shacabka ee Maanta?

HomeWararka

Maxaa looga hadlayaa kulanka Golaha Shacabka ee Maanta?

Golaha Baarlamaanka ee Soomaaliya ayaa maanta oo Arbaco ah dhagaysan doona guddiga doorashooyinka qaranka si' ay uga dhagaystaan warbixin la xiriirta

Dooni ganacsi oo ku gubatay dekedda Bosaso
Warka Fiidnimo, Ayaanle Cabdulaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)
Farriin Siyaasadeed Musharrax Cali Xaaji Warsame: Puntland ila Badbaadi (daawo)

Golaha Baarlamaanka ee Soomaaliya ayaa maanta oo Arbaco ah dhagaysan doona guddiga doorashooyinka qaranka si’ ay uga dhagaystaan warbixin la xiriirta hanaanka doorashada ee dalka ee 2020\2021.

Ajandan ayaa xalay lagu wargeliyay golaha shacabka, iyadoo loo sheegay inay yimaadaan kalfadhiga maanta.

Sidoo kalle golaha ayaa laga wadaa inay maraan akhrinta koowaad ee xeerka wax ka badalka furdooyinka oo ay xukuumaddu soo gudbisay.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: