Puntland oo shacabka ugu baaqday inay berri ka qayb galaan roobdoonta (Daawo)

HomeWararka

Puntland oo shacabka ugu baaqday inay berri ka qayb galaan roobdoonta (Daawo)

Wasiirka Shaqada shaqaalaha dhalinyarada iyo ciyaaraha Puntland Jaamac Faarax Muuse iyo wasiir kuxigeenka wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare e

Muqdisho: Dowladda Soomaaliya oo lagu baaqay inay xirto xeradda Xalane
Ra’iisul Kheyre iyo dhigiisa dalka Belgium oo ku kulmay Brussels
Madaxweynaha DDS oo khudbad u jeediyeey Barlamaanka (dhegayso)

Wasiirka Shaqada shaqaalaha dhalinyarada iyo ciyaaraha Puntland Jaamac Faarax Muuse iyo wasiir kuxigeenka wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ee Puntland Mukhtaar Maxamed Xasan oo shir jaraa,id ku qabtay Magaalada garoowe ayaa ku dhawaaqay in maalinta bari ah ay dadweynuhu u soo baxaan roob doon alle looga baryayo raxmadiisa.

Wasiirka Shaqada shaqaalaha jaamac Faarax Muuse ayaa sheegay in la safaxay dhamaan shaqaalaha dowladda waxaana uu ka codsaday dadweynuha inay ka qaybqaataan roobdoonta.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: