Puntland oo shacabka ugu baaqday inay berri ka qayb galaan roobdoonta (Daawo)

Puntland oo shacabka ugu baaqday inay berri ka qayb galaan roobdoonta (Daawo)

Wasiirka Shaqada shaqaalaha dhalinyarada iyo ciyaaraha Puntland Jaamac Faarax Muuse iyo wasiir kuxigeenka wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ee Puntland Mukhtaar Maxamed Xasan oo shir jaraa,id ku qabtay Magaalada garoowe ayaa ku dhawaaqay in maalinta bari ah ay dadweynuhu u soo baxaan roob doon alle looga baryayo raxmadiisa.

Wasiirka Shaqada shaqaalaha jaamac Faarax Muuse ayaa sheegay in la safaxay dhamaan shaqaalaha dowladda waxaana uu ka codsaday dadweynuha inay ka qaybqaataan roobdoonta.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com