Madaxii Kastamka degmada Qandala oo xabsiga ladhigay (dhegayso)

HomeWararka

Madaxii Kastamka degmada Qandala oo xabsiga ladhigay (dhegayso)

Gudoomiyaha degmada Qandala ee gobolka Bari Yuusuf Qaxiye Ciise oo waraysi gaar ah siiyay warbaahinta Daljir ayaa waxa uu ka warbixiyay xaalada guud

Ergay ka qayb galaysa Shirka dhuusamareeb oo soo dhaweyn lo sameyeey.(Daawo)
Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Bosaaso (dhegayso)
Golaha Wasiirada Jubbaland oo Ka Shiray Qodobo Muhiim ah (Akhriso)

Gudoomiyaha degmada Qandala ee gobolka Bari Yuusuf Qaxiye Ciise oo waraysi gaar ah siiyay warbaahinta Daljir ayaa waxa uu ka warbixiyay xaalada guud ee degmada Qandala sida Caafimaadka, Waxbarashada, Abaaraha kajira degmada, iyo xariga madaxii kastamka ee degmada Qandala oo ay wasaarada Maaliyada uxirtay arimo musuq maasuq.

Gudoomiye Yuusuf Qaxiye ayaa arimahaasi waxa uu uga waramay, wariye Cabdiraxmaan Xudayfi.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: