HomeUncategorized

Al-shabaab oo Bur-burisay Buundo Caan oo ku taalay Deegaanka Janaale

Talaado, September 01, 2015 (Daljir) — Kooxda Al Shabab ayaa saakay burburisay Buundada caanka ah Ee Degmada Janaale kadib markii ay AMISOM kala wareegen Saldhigii ay kaga sugnayen Halkasi.

Qaraxyo ka dhacay Nairobi, booliska Kenya oo ku eedeeyay Al-Shabaab
Garoowe Oo lagaga dhawaaqay guddi dhaqaale u aruurinaya dhaawacyada laga keenay Jubbaland.
Baahin: Khamiis, Dec 01, Khadar Cawl ~ Daljir ~ Buuhoodle. Munaasabado lagu maamuusayo ka-hortaga cudurka dilaaga ah ee HIV/AIDs oo ka dhacay caalamka; M/weyne Shariif oo ka qayb galay munaasabad dib u habayn loogu samaynayo wadooyinka Muqdisho; Mudanayaaasha baarlamaanka Galmudug oo xilkii ka qaaday Caalin, M/weynaha Galmudug; Hayl, afhayeenka baarlamaanka ayaan waraysanay.

Talaado, September 01, 2015 (Daljir) — Kooxda Al Shabab ayaa saakay burburisay Buundada caanka ah Ee Degmada Janaale kadib markii ay AMISOM kala wareegen Saldhigii ay kaga sugnayen Halkasi.

Wararka ka imaanaya Janaale ayaa sheegaya in Dagaalamayaal ka tirsan Al Shabab ay si ku talo gal ah u burburiyen Buundada Janaale si aysan weerar ugu soo qaadin AMISOM.

Xaalada imminka waa ay degan yahay Degmada Janaale waxa ayna dadka deeganka sheegayan iney cabsi badan ka qaban dagaalo kale oo Halkasi ka dhaca.

 

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: