Guddoomiyaha Gobalka Sanaag: “ Beesha Caalamka waxaan u sheegaynaa in Puntland dulqaadkii uu kadhamaaday ”(Daawo)

HomeWararka

Guddoomiyaha Gobalka Sanaag: “ Beesha Caalamka waxaan u sheegaynaa in Puntland dulqaadkii uu kadhamaaday ”(Daawo)

Guddoomiyaha gobalka Sanaag ee Puntland Maxamuud islaamacil Ciyoon oo ka hadlayeey duleedka degaanka Yube oo ay isku horfadhiyaan Puntland iyo Somaliland ayaa sheegay in Beesha Caalamka ay ogaysiinayaan in Puntland dulqaadkii uu kadhamaday ayna usii adkaysan doonin dulaanka Somaliland. Hoos Kadaawo hadalka Gudoomiye Ciyoon Halkan Kadaawo Wasiiro iyo Xildhibaano Yube Booqday

Waxbar gabadha oo ciribtir faqriga: Doorka waalidiinta ee la socoshada waxbarashada carruurtooda (Taxanaha 7aad – dhegayso)
Wiil Soomaali ah Qaxootina Ku ah Norway oo Natiijo Fiican Ka Keenay Imtixaanka Dalkaasi
Dad ku dhintay dibadbaxyo ka dhacay dalka Ciraaq

Guddoomiyaha gobalka Sanaag ee Puntland Maxamuud islaamacil Ciyoon oo ka hadlayeey duleedka degaanka Yube oo ay isku horfadhiyaan Puntland iyo Somaliland ayaa sheegay in Beesha Caalamka ay ogaysiinayaan in Puntland dulqaadkii uu kadhamaday ayna usii adkaysan doonin dulaanka Somaliland.

Hoos Kadaawo hadalka Gudoomiye Ciyoon

Halkan Kadaawo Wasiiro iyo Xildhibaano Yube Booqday

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: