MARTISOOR: Nabadoon Yaasiin Cabdisamad Duqa Degmada Gaalkacyo iyo waayaha Gaalkacyo (dhegayso)

HomeWararkaMARTISOOR

MARTISOOR: Nabadoon Yaasiin Cabdisamad Duqa Degmada Gaalkacyo iyo waayaha Gaalkacyo (dhegayso)

Martisoor waxaa todobaadkan marti noogu ah Duqa degmada Galkacyo Nabadoon Yaasiin Cabdisamad, oo ka sokow inuu isku darsaday nabadoonimo iyo duq magaa

Siyaasi Maxamed Cabdinuur Xirsi, Iyo Barnaamijka MARTISOOR ee warbaahinta Radio Daljir
MARTISOOR: Wasiirka Amniga Puntland Cabdisamad Galan oo Arrimo xasaasi ah ka hadlaya
MARTISOOR: Afkaagu waa aqoonsigaaga iyo Qoraa Idaajaa (dhegayso)

Martisoor waxaa todobaadkan marti noogu ah Duqa degmada Galkacyo Nabadoon Yaasiin Cabdisamad, oo ka sokow inuu isku darsaday nabadoonimo iyo duq magaalo hadana kamid ah dadka dadka sida joogtada ah ugu ololeeya danaha caamka ah ee bulshada.

Waxaana nabadoonku uu barnaamijkan si durugsan ugu falanqaynayaa ka maayar ahaan meeshuu uu wax ugu yimid, habkii uu wax u maamulay mudadii uu hayey maamulka Gaalkacyo iyo marxaladda uu ku shaqeeyo wakhti xaadirkan.

Intaas oo kaliya ma aha ee muwaadin bal malee micnaha runta ah ee ay yeelan karto in maayar laga noqdo magaalo 30 sano marti u ahayd maamulo is-diiddan iyo madaafiic aan loo meel dayin, iyo dabcan helista mustaqbalka ee maamul deegaan degmo oo u qalma gudashada mas’uuliyaddan.

Hoos kaga bogo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: