Ciidamada dowladda , AMISOM iyo Al-shabaab oo xalay ku dagaalamay Shabeelada hoose

Ciidamada dowladda , AMISOM iyo Al-shabaab oo xalay ku dagaalamay Shabeelada hoose

Wararka ka imaanaya degmada Buulo mareer ee gobolka Shabeelada hoose ayaa sheegaya in xalay uu ka dhacay dagaal dhexmaray ciidamada dowladda , AMISOM iyo Al-shabaab.

Dagaalka oo gaystay khasaare kalle duwan oo socday muddo saacado ah ayaa yimid ka gadaal weerar dhowr jiho ah oo ay Shabaabku soo qaadeen.

Dadka deegaanka ayaa sheegaya ciidamada isbahaysiga ah inay iska caabiyeen weerarka , waxaana dib u cararay kooxdii weerarka soo qaaday.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com