Saraakisha Puntland oo dalbaday inay dowladu cadayso jogitaanka Caare ee Puntland (dhegayso|Daawo)

HomeWararka

Saraakisha Puntland oo dalbaday inay dowladu cadayso jogitaanka Caare ee Puntland (dhegayso|Daawo)

Col. Cabdiwaaxid Maxamuud Xasan oo kamid ah saraakisha Puntland dalka dibadiisana ku sugan ayaa ka dalbaday Dowladda Puntland inay cadayso joogitaanki

Wasiir Juxaa oo ku Wajahan Garoowe (dhegayso)
CAASHO “ANIGOO UMUL AH AYAAN CALEEN CAGAARAN CUNO KADHIGANAYEY MUDO SADAX BILOOD AH COLAAD DARTEED”
Saaka & Dunida iyo Cabdifatax Cumar Geeddi, Garoowe (dhegayso)

Col. Cabdiwaaxid Maxamuud Xasan oo kamid ah saraakisha Puntland dalka dibadiisana ku sugan ayaa ka dalbaday Dowladda Puntland inay cadayso joogitaankiisa Puntland Col. Caare iyo wuxu damacsanyahay.

Sido kale wuxuu ka hadlay dulaanka Somaliland ee gobalka Sanaag,isago sheegay in dalka dibadisa gaar ahaan dalka maraykanka oo uu joogo uu kasocdo lacag loo aruurinayo ciidamadda Puntland si somaliland looga saaro dhulka Puntland.

Hoos kadaawo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: