Warbixintii 5aad ee Taxanayaasha Kufsiga ee Galkacyo.(dhegayso|daawo)

HomeWararkaMaqaalo Kale

Warbixintii 5aad ee Taxanayaasha Kufsiga ee Galkacyo.(dhegayso|daawo)

Dhegaystayaal, todobaadkaan waxaan idin soo gudbinaynay warbixnno xiriir ah oo aan uga hadlaynay falalka kufsiga, kuwaasi oo aad ku maqasheen arrimo b

12 jir Burtinle lagu kufsaday oo aan isbitaal Bossaso ku booqanay (daawo | dhegayso)
Barnaamijka Hoobal iyo Hal-Abuur- khadar Cawl (dhegayso)
Wasiir Xafiina: “Waxaa khasab ah in beeshii 3 xildhibaan leh ay mid haween ka dhigaan” (daawo)

Dhegaystayaal, todobaadkaan waxaan idin soo gudbinaynay warbixnno xiriir ah oo aan uga hadlaynay falalka kufsiga, kuwaasi oo aad ku maqasheen arrimo badan oo falxumada kufsi la xiriirta siiba magaalada Galkacyo kuwa ka dhacay.

Haddaba warbixintaan oo ah middii ugu dambaysay taxanayaashaasi waxaan uga hadlaynaa sida wax looga qaban karo falxumada kufsi.

Cabdifitaax Cumar Geeddi ayaa diyaarshay, soona jeedinaya.

halkan kadaawo taxanaha warbixinti kufsiga iyo dilka caasho ilyaas.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: