Khasaaraha Qaraxa Muqdisho oo kordhay (Sawiro)

HomeWararka

Khasaaraha Qaraxa Muqdisho oo kordhay (Sawiro)

Saraaakiisha gurmadka degdeg ah ee loo yaqaan Aamin Ampalas ayaa Warbaahinta u xaqiijiyay in ay goobta ka qaadeen Shan qof oo Meyd ah iyo Dhaawaca 25

Golaha Ammaanka ee QM oo ka shiraya xaaladda Soomaaliya
JABUUTI MA JID LOO MARAA WADAHADALKA SOMALILAND?
Waa sidee xaalada nololeed ee degmada Xaafuun ?(dhegayso)

Saraaakiisha gurmadka degdeg ah ee loo yaqaan Aamin Ampalas ayaa Warbaahinta u xaqiijiyay in ay goobta ka qaadeen Shan qof oo Meyd ah iyo Dhaawaca 25 qof.

Dadka ugu badan ee waxyeelado soo gaartay oo Shacab maraayay wadada kuwaasoo Qaarkood ay Saarnaayeen Gaadiidka Dadweynaha.

Khaasaaraha ayaa sii kordhi kara saacadba Saacadda ka dambeysa sidda ay sheegayaan Saraakiisha gurmadka degdega ah.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: