Khasaaraha Qaraxa Muqdisho oo kordhay (Sawiro)

Khasaaraha Qaraxa Muqdisho oo kordhay (Sawiro)

Saraaakiisha gurmadka degdeg ah ee loo yaqaan Aamin Ampalas ayaa Warbaahinta u xaqiijiyay in ay goobta ka qaadeen Shan qof oo Meyd ah iyo Dhaawaca 25 qof.

Dadka ugu badan ee waxyeelado soo gaartay oo Shacab maraayay wadada kuwaasoo Qaarkood ay Saarnaayeen Gaadiidka Dadweynaha.

Khaasaaraha ayaa sii kordhi kara saacadba Saacadda ka dambeysa sidda ay sheegayaan Saraakiisha gurmadka degdega ah.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com