Taliska booliska gobalka Banaadir oo dad u soo qabtay dilki Xildhibaan Cismaan Cilmi Boqore (dhegayso)

HomeWararka

Taliska booliska gobalka Banaadir oo dad u soo qabtay dilki Xildhibaan Cismaan Cilmi Boqore (dhegayso)

Taliyaha Waaxda Canshuuraha Ciidanka Booliska Gen Cabdullaahi Xasan Bariise ayaa waxa uu ka hadlay Dilkii shalay gelinkii dambe Degmada Kaaraan ee Gob

Magaaladda Boosaso oo si weyn looga Xusay 1-da Aug- Aaskii aaskii PL (Daawo)
Cadaado iyo Caleemosaarka Madaxweyne Xaaf
Xulashada Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (dhegayso)

Taliyaha Waaxda Canshuuraha Ciidanka Booliska Gen Cabdullaahi Xasan Bariise ayaa waxa uu ka hadlay Dilkii shalay gelinkii dambe Degmada Kaaraan ee Gobolka Banaadir loogu geystay Xildhibaan ka tirsanaa Golaha Shacabka.

Shir Jaraa’id uu ku qabtay Magaalada Muqdisho ayuu sheegay in Ciidanka Booliska gacanta ay ku soo dhigeen Laba eedeysane iyo gaari ay wateen,kuwaasi oo tuhunsan yahay inay ka dambeeyeen dilkii loo geystay Xildhibaan Cismaan Cilmi Boqore, isla markaana Ciidanka Booliska Soomaaliya ay wadaan baaritaano.

Taliyaha Waaxda Canshuuraha Ciidanka Booliska ayaa waxaa uu bulshada Soomaaliyeed u sheegay in kiiskaas aan laga hari doonin laguna raad joogo kuwo kale ,isla markaana eedeysanayaasha loo soo qabtay dilkaasi la horgeeyn doono Cadaaladda.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: