Shacabka Puntland oo ka hadlay safaradda Farmaajo ee dalka dibadiisa (dhegayso)

HomeWararka

Shacabka Puntland oo ka hadlay safaradda Farmaajo ee dalka dibadiisa (dhegayso)

Xili madaxweynaha dowladda Federaalka somaalia maxamed cabdulaahi farmaajo uu ku suganyahay dalka masar gaar ahaan magaalada sharma sheekh ayaa socdaa

Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)
Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Bosaaso (dhegayso)
Badhan: Maamulka Cusub ee dowladda Hoose oo maanta xilka la wareegay

Xili madaxweynaha dowladda Federaalka somaalia maxamed cabdulaahi farmaajo uu ku suganyahay dalka masar gaar ahaan magaalada sharma sheekh ayaa socdaalka madaxweynaha waxaa siyaabo kala duwan uga hadlay shacabka Puntland.

qaaar kamid ah shacabka oo ka qayb galayeey Barnaamijka muqaalka Bulshadda ee subixi kabaxa radio daljir ayaa ka hadlay aragtida socdaalka farmaajo ee wadamada caalamka iyo xoojinta xirirka somalia iyo wadamada geeska.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: