Muuqaalka Bulshada: Daacadnimada haweenka iyo liidashada masuuliyadeed ee ragga (dhegayso)

HomeWararkaBarnaamijyada

Muuqaalka Bulshada: Daacadnimada haweenka iyo liidashada masuuliyadeed ee ragga (dhegayso)

  Wasiirkii haweenka Puntland ee xilka wareejisay ayaa wareejiyay wasaarad aan dayn lagu lahayn, taasi badalkeedana akoonkeeda uu ku jiro hal

Inta badan wadooyinka Muqdisho oo saaka xiran kahor doorashada madaxtinimada.
DHEGEYSO-Dhalinyaro falal anshax xumo ah kawadey Galkacyo oo xukumo lagu ridey.
DHEGEYSO-Barnaamijkii xulashada iyo Axmed Maxamed Nadiif.

 

Wasiirkii haweenka Puntland ee xilka wareejisay ayaa wareejiyay wasaarad aan dayn lagu lahayn, taasi badalkeedana akoonkeeda uu ku jiro hal milyan oo doolar, waxaana ay iska bixisay dhammaan qarashkii wasaaradeed iyo mushaar.

Halka wasiiradii ragga ahaa ee Puntland dhammaantood ay wareejiyeen faylal daymo badan ka buuxaan, waxaana sidoo kalle mushaar la’aan ahaa shaqaalihii wasaaradihii ka howlgalayay, haddaba iyadoo sidaasi ay tahay haddana Puntland golaha wakiilada hal gabar ayaa xildhibaan ka ah, halka wasiirada Puntland sidaasi oo kalle.

Haddaba maxay tahay sababta oday dhaqameedyadu u liidayaan dumarka oo ka hufan musuqa la degay wasiiradii ragga ahaa ee Puntland.

Hoos kadhegayso iyo falceliska shacabka.

Faadumo Deggan Daahir Jaamac ayaa soo jeedinaysa.

COMMENTS

WORDPRESS: 1
  • NUURKANEDERLAND 5 years ago

    WAXAA CEEBA IN PL BARLAMANKEEDA HAL GABAR KUJIRTO.
    SIDOO KALANA GOLAHA WAZIIRADA HAL GABARA KUJIRTO.(FOR SHAME).
    HA ILAAWIN DIGNIINTAYDII:-
    ISIS=ISRAELI SECRET INTELLIGENCE SERVICE.
    ALSHABAB+CIA+MI6+MOSSAD=ONE.
    DIGNIINTAAS KA DAALI MAAYO ILAA INTA ISIS & ALSHABAB AY KU JIRTAAN SOMALIYA GUDAHEEDA

DISQUS: