HomeUncategorizedBarnaamijyada

DHEGEYSO-Dhalinyaro falal anshax xumo ah kawadey Galkacyo oo xukumo lagu ridey.

Galkacyo, Feb 06 2017-Ciidamada amniga Puntland ee ka howlgalla magaalada Gaalkacyo ayaa xalay gudaha u galay guri kuyaala magaalada Gaalkacyo oo ay ku aruursanayeen kooxo dhalinyaro oo isugu jiray rag iyo dumar kuwaas oo sameynayay falal anshax xumo ah.

DHEGEYSO-Barnaamijkii Caawa iyo Daljir iyo Khadar Cawl Ismaciil.
Akhriso-Taariikhda madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed C Farmaajo.
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)

Galkacyo, Feb 06 2017-Ciidamada amniga Puntland ee ka howlgalla magaalada Gaalkacyo ayaa xalay gudaha u galay guri kuyaala magaalada Gaalkacyo oo ay ku aruursanayeen kooxo dhalinyaro oo isugu jiray rag iyo dumar kuwaas oo sameynayay falal anshax xumo ah.

Ciidamada amniga ayaa qabtay dhalinyaradaan oo gacmaha kula jiray ficilo diinta Islaamka iyo dhaqanka Suuban xadgudub ku ah, waxaana kamid ah inay dhalinyarada ragga iyo dumarka sameynayeen waxa loo yaqaano Faraanti galis Nikaax, dhaqankaas oo ah dhaqan xaaraan ah oo lagasoo waariday dalalka aan islaamka ahayn.

Dhalinyaradaani ayaa maxkamad la horkeenay waxaana lagu ridey xukun saddex bilood oo xabsi ah iyadoona loo samayn doono dhaqan celin mudada ay xabsiga kujiraan.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: