Walaac laga qabo bixitaanka ciidamada Amisom ee G/Shabeelha dhexe 

HomeWararka

Walaac laga qabo bixitaanka ciidamada Amisom ee G/Shabeelha dhexe 

Maamulka gobolka Sh/dhexe ayaa walaac xoogan waxa ay ka muujiyeen bixitaanka ciidamada Amisom ee  nabad ilaalinta u jooga Soomaaliya. Guddoomiyaha

Madaxweyne Farmaajo,”Argagixisada Waan Ka Guulaysanaynaa”
Musharrax Siciid Deni oo Booqasho Sharafeed ugu tagay Ugaas Xasan Ugaas Yaasiin (Sawiro)
Dowladda Soomaaliya oo dalka dib ugu soo celisay Dhalinyaro ku xayirnaa dalka liibiya

Maamulka gobolka Sh/dhexe ayaa walaac xoogan waxa ay ka muujiyeen bixitaanka ciidamada Amisom ee  nabad ilaalinta u jooga Soomaaliya.

Guddoomiyaha gobolka Sh/dhexe Axmed Meyre Makaraan ayaa sheegay in hadii ciidamada Amisom ay ka baxaan gobolka Sh/dhexe degmooyin farabadan oo gobolka katirsan ay gacanta ugali doonaan Al-shabaab .

waxa uu sheegay Guddoomiyaha in shacab farabadan oo ku nool deegaanada Cadale iyo Raage Ceelle ay cabsi xoogan ka qabaan Argagixisada Al-shabaab .

Ciidamo gaaraya ilaa iyo kun Askari ayaa la qorsheeyay in ay isaga baxaan gobolkaasi dhamaadka bishan.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: