Maamulihii DP World ee dekedda Boasaso oo la dhaawacay

HomeWararka

Maamulihii DP World ee dekedda Boasaso oo la dhaawacay

Wararka kasoo baxaya dekedda Bosaso ayaa sheegaya in saakay lagu dhaawacay maamulihii shirkadda DP World Paul Formasa oo dhalashadiisu tahay wadanka T

Bosaaso oo lagu qabtay shir ku saabsan aaya-ka-tashiga daljoogta Puntland (dhegayso/sawirro)
Golaha Wasiirada Soomaaliya Oo Ka Hadlay Xaaladda Ammaan ee Muqdisho iyo Dagaalka Alshabab
Madaxweynaha Puntland oo Ka Qayb Galey Aas Qaran oo Loo Sameeyey Maxarxuum Gen. Cabdullaahi Cali Mire (Carays). (Daawo)

Wararka kasoo baxaya dekedda Bosaso ayaa sheegaya in saakay lagu dhaawacay maamulihii shirkadda DP World Paul Formasa oo dhalashadiisu tahay wadanka Talyaaniga.

Nin hubaysan oo la sheegay inuu ka mid ahaa kalluumaysatada Bosaso ayaa la sheegay inuu weerarka gaystay, kaasi oo hadda gacanta lagu hayo.

Sidoo kalle waxaa jira dhaawac sooo gaaray ilaaladiis.

Saraakiil katirsan dekedda ayaa noo xaqiijiyay dhaawaca soo gaaray masuulkan inuu yahay mid halis ah oo aad u culus.

Wixii kasoo kordha la soco Daljir.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: