Dowladda Somaaliya oo gacanta ku dhigtay Nin Ajinaba ah oo Qaraxyo sitay (Daawo)

Dowladda Somaaliya oo gacanta ku dhigtay Nin Ajinaba ah oo Qaraxyo sitay (Daawo)

Saacadihii la soo dhaafay ayaa la hadlayay in Garoonka Diyaaradaha Aadan-Cadde ee Magalada Muqdisho lagu qabtay Nin Ajnabi ah oo watay Qalab Sunta nooca dadka ka ilmeysiisa kaas oo doonayay inuu Garoonka ka duulo.

Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iy duulista Hawada ee Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Salaad (Oomar) ayaa sheegay inay weli su’aalo weydiinayaan ninka ajnabi ah oo lagu qabtay garoonka diyaaradaha ee Muqdisho.

Wariyaheena Muqdisho Cabdiraxmaan waaberi ayaa warbixintan Muqdisho kaso diray

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com