Dowladda Somaaliya oo gacanta ku dhigtay Nin Ajinaba ah oo Qaraxyo sitay (Daawo)

HomeWararka

Dowladda Somaaliya oo gacanta ku dhigtay Nin Ajinaba ah oo Qaraxyo sitay (Daawo)

Saacadihii la soo dhaafay ayaa la hadlayay in Garoonka Diyaaradaha Aadan-Cadde ee Magalada Muqdisho lagu qabtay Nin Ajnabi ah oo watay Qalab Sunta noo

Israa’iil & Falastiiniyiinta oo Gantaalo is dhaafsaday
Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)
Ra’iisul Wasaare Khayre oo Booqday Faraca Jaamacadda Ummadda Ay ku Leedahay Caabuudwaaq (Daawo)

Saacadihii la soo dhaafay ayaa la hadlayay in Garoonka Diyaaradaha Aadan-Cadde ee Magalada Muqdisho lagu qabtay Nin Ajnabi ah oo watay Qalab Sunta nooca dadka ka ilmeysiisa kaas oo doonayay inuu Garoonka ka duulo.

Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iy duulista Hawada ee Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Salaad (Oomar) ayaa sheegay inay weli su’aalo weydiinayaan ninka ajnabi ah oo lagu qabtay garoonka diyaaradaha ee Muqdisho.

Wariyaheena Muqdisho Cabdiraxmaan waaberi ayaa warbixintan Muqdisho kaso diray

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: