Madaxweyne Gaas oo mashaariicdii uu wareejiyey ka reebay waddada Kalabeyr-Caluula (dhegayso | daawo)

HomeWararkaSiyaasadda & Dhaqaalaha

Madaxweyne Gaas oo mashaariicdii uu wareejiyey ka reebay waddada Kalabeyr-Caluula (dhegayso | daawo)

Xoghayaha Guddiga dhismaha waddada Kalabeyr-Caluula Cumar Cismaan Siciid oo maanta wareysi gaar ah siiyay Radio Daljir ayaa waxa uu eedeen u jeediyay

Wariye Xasan Heykal iyo xariggii Xabsiga Dhexe: Muxuu Heykal kala kulmay, yuu se ku soo arkay Xabsiga Dhexe ee Bossaso?
Muxuu waxtar ama liidasho reebay Baarlamaanka Puntland ee xasaanaddu ka dhammaanayso (warbixinta 1aad)? (dhegayso)
Xildhibaan Maxamed Axmed Jacayl: “Canshuurta waa in Shilinka lagu Qaadaa oo Korontada Shilinka lagu Bixiyaa” (dhegayso)

Xoghayaha Guddiga dhismaha waddada Kalabeyr-Caluula Cumar Cismaan Siciid oo maanta wareysi gaar ah siiyay Radio Daljir ayaa waxa uu eedeen u jeediyay xukuumadii hore ee Puntland oo uu hogaaminayay Cabdiweli Cali Gaas.

Waxa uu sheegay in Cabdiwali Cali Gaas uu ka reebay wadaddan mashaariicdii uu ku wareejiyay madaxweynaha cusub ee Puntland Datoor Siciid Cabdullaahi Deni.

Hoos ka daawo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: