Site icon Radio Daljir

Madaxweyne Gaas oo mashaariicdii uu wareejiyey ka reebay waddada Kalabeyr-Caluula (dhegayso | daawo)

Xoghayaha Guddiga dhismaha waddada Kalabeyr-Caluula Cumar Cismaan Siciid oo maanta wareysi gaar ah siiyay Radio Daljir ayaa waxa uu eedeen u jeediyay xukuumadii hore ee Puntland oo uu hogaaminayay Cabdiweli Cali Gaas.

Waxa uu sheegay in Cabdiwali Cali Gaas uu ka reebay wadaddan mashaariicdii uu ku wareejiyay madaxweynaha cusub ee Puntland Datoor Siciid Cabdullaahi Deni.

Hoos ka daawo.

Exit mobile version