Madaxweyne Gaas oo mashaariicdii uu wareejiyey ka reebay waddada Kalabeyr-Caluula (dhegayso | daawo)

HomeWararkaSiyaasadda & Dhaqaalaha

Madaxweyne Gaas oo mashaariicdii uu wareejiyey ka reebay waddada Kalabeyr-Caluula (dhegayso | daawo)

Xoghayaha Guddiga dhismaha waddada Kalabeyr-Caluula Cumar Cismaan Siciid oo maanta wareysi gaar ah siiyay Radio Daljir ayaa waxa uu eedeen u jeediyay

Guddoomiye Siciid Anteeno Maankiisa Maxaa ka Guuxaya? (dhegayso)
Fadumo Dayib: “Shaqadaan looma oggola qof isirkiisa yahay Soomali” darteed baan shaqada UN uga tagay (dhegayso)
Khudbaddii Salaadda Jimcaha Musharrax Cali Xaaji Warsame ee Degmada Waaciye oo uu afka Carabiga ku jeedinayo (dhegayso)

Xoghayaha Guddiga dhismaha waddada Kalabeyr-Caluula Cumar Cismaan Siciid oo maanta wareysi gaar ah siiyay Radio Daljir ayaa waxa uu eedeen u jeediyay xukuumadii hore ee Puntland oo uu hogaaminayay Cabdiweli Cali Gaas.

Waxa uu sheegay in Cabdiwali Cali Gaas uu ka reebay wadaddan mashaariicdii uu ku wareejiyay madaxweynaha cusub ee Puntland Datoor Siciid Cabdullaahi Deni.

Hoos ka daawo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: