Mareykanka oo difaacaya jamhadda Kurdiga ee Suuriya

HomeWararka

Mareykanka oo difaacaya jamhadda Kurdiga ee Suuriya

Xoghayaha arrimaha dibadda ee Mareykanka Mike Pompeo  ayaa muujiyay rajo wanaagsan oo ku' aadan heshiis uu la gaaro wadanka Turkiga oo Mareykanka uu k

Taliyaha Ciianka Booliska Puntland oo markale la hadlay Shacabka Boosaaso (Daawo)
Guddoomiyaha Gobalka Banaadir oo Fariin u diray Gudoomiyaasha degmooyinka
Gaalkacyo oo lagu maxkamadaynayo Shabaab dilal iyo qaraxyo kagaystay magaalada (dhegayso)

Xoghayaha arrimaha dibadda ee Mareykanka Mike Pompeo  ayaa muujiyay rajo wanaagsan oo ku’ aadan heshiis uu la gaaro wadanka Turkiga oo Mareykanka uu ku ilaalinayo jamhadda Kurdiga ee Suuriya, kadib ka bixista Mareykanka ee Suuriya.

Isagoo saxaafadda kula hadlayay wadanka Isu Tagga Imaaraatka Carabta kadib xiriir dhanka taleefanka oo uu la sameeyey dhigiisa wadanka Turkiga ayaa waxaa uu sheegay inuu rajo ka qabo heshiiska.

Ciidamada Mareykanka ee Waqooyiga Suuriya ayaa ka caawinayay jamhadda Kurdiga dagaalka lagulan jiro Daacish.

Turkiga ayaa jamhadda Kurdiga u arka urur argagaxiso , waxaana uu horay balan uu ku qaaday inuu burburinayo.

 

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: