RW khayre oo Magacaabis sameyeey (Akhriso)

HomeWararka

RW khayre oo Magacaabis sameyeey (Akhriso)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa magacaabay guddiga Badbaadinta iyo soo celinta Hantida Qaranka. Guddigaan ayaa ka kooban 11 Xubnood oo 8 ka mid ah ay ka mid yihiin Golaha Wasiirada Soomaaliya,waxaana sidoo kale ka mid ah Duqa Muqdisho,Hanti Dhowraha Qaranka iyo Xeer Ilaaliyaha Qaranka.

Dhegayso : Dareenka Shacabka ee khilaafka wasaaradda kalluumaysiga faderaalka iyo dowladaha xubnaha ka ah (dhegayso)
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)
Waxbarasho La’aan & Shaqo La’aan: Tirada Ardeyda Waxbarasho Seegga ah oo Korortay (dhegayso)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa magacaabay guddiga Badbaadinta iyo soo celinta Hantida Qaranka.

Guddigaan ayaa ka kooban 11 Xubnood oo 8 ka mid ah ay ka mid yihiin Golaha Wasiirada Soomaaliya,waxaana sidoo kale ka mid ah Duqa Muqdisho,Hanti Dhowraha Qaranka iyo Xeer Ilaaliyaha Qaranka.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: