Musharax Cali Xaaji “Ilaalinta ammaanada shacabka ayaan xoogga saarayaa”

HomeWararkaOlolaha Doorashooyinka Puntland - Cali Xaaji 2019

Musharax Cali Xaaji “Ilaalinta ammaanada shacabka ayaan xoogga saarayaa”

Musharax madaxwayne Cali Xaaji Warsame ayaa waxaa uu sheegay ammaanka, ilaalinta hantida shacabka iyo la dagaalanka musuqa inuu xoogga saari doono. Cali Xaaji ayaa dhanka kalle sheegay in horay uu usoo shaqeeyey waxbadan soo qabtay, haddana uu doonayo inuu mar kalle bulshada sida ugu wanaagsan inuu ugu shaqeeyo.

Musharrax Cali Xaaji Warsame oo ka hadlay Muhiimada dhalinyarada dalka u leeyihiin (Daawo)
Musharrax Cali Xaaji warsame oo degmadda Waaciye gaaray (Daawo)
Warbixinta soodhaweynta musharrax Madaxweyne Puntland Cali Xaaji Warsame (dhegayso)

Musharax madaxwayne Cali Xaaji Warsame ayaa waxaa uu sheegay ammaanka, ilaalinta hantida shacabka iyo la dagaalanka musuqa inuu xoogga saari doono.

Cali Xaaji ayaa dhanka kalle sheegay in horay uu usoo shaqeeyey waxbadan soo qabtay, haddana uu doonayo inuu mar kalle bulshada sida ugu wanaagsan inuu ugu shaqeeyo.

COMMENTS

WORDPRESS: 1
  • شهاب 5 years ago

    ماشاء الله ربي يوفقك الله يكون بعونك احنا كلنا معاك يالاخ المحترم الله يرضى عليك من كان مع الله فهو دائمن يكون موفق ونا الي اختار كنت بختارك انت فيارب تفوز ويتحققق حلم الصومال كلهم وانشاء الله با تحقق كلامك موفق. انشاء الله خير يالغالي علي حاجح

DISQUS: