HomeUncategorized

M.Koonfur Galbeed oo Rajo wanaagsan ka muujiyay xaaladda Soomaliya [DHAGAYSO]

Khamiis, Abriil 30, 2015 (Daljir) —Madaxweynaha maamulka koonfur galbeed ee Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa rajo wanaagsan ka muujiyay shirka wadatashiga ah ee maanta ka furmay magaalada Garowe.

Baaqyada beesha caalamka iyo badashada dhibaatooyinka abaarta.
Xarun cusub oo lagu tababari doono Ciidamada Somaaliya oo Muqdisho laga Furay
Al-shabaab oo Twitter-ka ku shaaciyey magacyada ragga haysta gurriga Westgate ee Nairobi

Khamiis, Abriil 30, 2015 (Daljir) —Madaxweynaha maamulka koonfur galbeed ee Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa rajo wanaagsan ka muujiyay shirka wadatashiga ah ee maanta ka furmay magaalada Garowe.

Isagoo ka hadlayay furitaanka shirka ayuu sheegay in loo baahan yahay Soomaaliya inay kusoo noqo wadadeedii nabada islamarkaana la isku furo gobolada kala xiran xiran ee Soomaaliya.

Shariif Xasan wuxuu sheegay dhulkiisa inay dhibaato xoogan ku hayaan kooxda Alshabaab, oo uu sheegay inay xalay oo ugu dambeysay ay dileen wariye iyo xaaskiisa oo ku noolaa magaalada Baydhabo, Wuxuuna codsaday in laga wadatashado sidii lo cirib tiri lahaa kooxda Alshabaab

 

Dhagayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: